Dalad ay ku mideysanyihiin dadka maqalka la’a oo laga daah furay magaalada Muqdisho.

0
32

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka ayaa lagu qabtay Munaasabad lagu daahfuraayay Daladda Midowga Dhagoolayaasha taasi oo ay ku mideysanyihiin dadka maqalka la’a ee kunool Magaalada Muqdisho.

Daah furka Munaasabada ayaa wax ka qeybgalay Dadka baahiyaha gaarka qabo, Culimada, Dhallinyarada, Haweenka iyo Mar sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.