Kulan looga hadlayay amniga iyo cadaaladda oo lagu qabtay Kismaayo

0
90

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Jubbaland iyo Wasaaradda Amniga Gudaha ayaa magaalada Kismaayo ku qabtay kulan lagu soo bandhigayay Baahiyaha Amniga iyo Cadaaladda ee laga soo xuley Degmada Kismaayo.

Wasiir kuxigeenka ahna kusimaha Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Jubbaland Mudane Bishaar Aadan Geedi oo uu wehelinayo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Amniga gudaha Jubbaland Mudane Gen. Aden Axmed Xaaji ayaa daahfuray kulanka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.