Dhismaha xafiisyada qaar kamid ah wasaaradaha Puntland oo xariga laga jaray

0
113

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa Xariga ka jaray Dhismayaasha Wasaaraddaha Shaqada,Ganacsiga iyo Warshadaha ee Puntland kuwaas oo lagu sameeyay dib u dayac tir iyo dhismayaaal cusub.

Munaasabadda xarig jarka ayaa Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland waxaa ku wehlinayey Wasiiro ka tirsan wasaaradaha dowladda Goboleedka Puntland.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.