Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ayaa lagu qabtay munaasbadaan oo lagu dooranaayay Hogaanka cusub ilaalinta iyo Daryeelka Caruurta ee maamulka Soomaliland.
Xilka ayaa waxaa u tartamayay Agaasimaha Waaxad Arrimaha Gudaha ee Wasaaradda Shaqada Arrimaha Bulshada maamulka Soomaliland marwo Filsan Xuseen Khaliif iyo Agaasimaha ku xigeenka Waaxda wacyigalinta Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo wacyigalinta maamulka Somaliland Marwo Xayaad Maxamed Cabdi waxaana xilkaasi ka tanaasulay marwo Xaayada Maxamed.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.