Qeyb cusub oo lagu kordhiyay xarunta Agoonta ee magaalada Caabudwaaq.

0
107

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Xarunta Agoonta ee magaalada Caabudwaaq ayaa lagu kordhiyey dhismaha dugsiga Sare taasi oo ay taabageliyeen Hay’adda Boqor Cabdalla islamarkaana ay fulisay Hay’adda Zamzam.

Daahfurka dhismahaan loogu talagalay dugsiga sare ayaa waxaa kasoo qeybgalay Maamulka degmada Caabudwaaq , Xildhibaano , Wasiiro iyo mas’uuliyiin ka kala socday Hay’addaha Boqor Cabdalla iyo Zamzam.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.