Tababar ku saabsan xirfadaha aas aasig u ah Caafimaadka oo lagu soo gabagabeeyay Magaalada Bardaale.

0
95

Baladweyne (  Radio Beerlula )-Tababar kusaabsan xirfadaha aas aasig u ah Caafimaadka ayaa lagu soo gabagabeeyay Magaalada Bardaale ee Gobalka Bay kaasi oo taabageliyay Machadka caafimaadka ee Kobciye.

Xiritaanka Tababarka ayaa waxaa kasoo qeybgalay Gudoomiyaha Degamada Bardaale , maamulka machadka Kobciye, Dhalinyaro, Haween iyo mas’uuliyiin kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.