Maamulka gobolka Togdheer oo xariga kajaray saldhiga Aadan saleemaan ee Burco

0
105

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha gobolka Togdheer iyo taliyaha Booliiska gobolka Togdheer ayaa si wadajir ah xariga uga jaray Saldhiga Aadan Saleemaan ee magaalada Burco.

Saldhiga ayaa lagu sameeyay dib udhis iyo qalbeen cusub isagoo mudooyinkii danbe bur burxoogan kamuuqday.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.