Dowladda Hoose ee degmada Kismaayo oo amar dul dhigtay dadka qashinka ku shubo goobaha muhiimka ah.

0
114

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha waaxda arrimaha bulshada Dowlada Hoose ee magaalada Kismaayo Farxaan Maxamuud Faarax ayaa Shir Gudoomiyay kulan looga hadlayay xakameeynta qashinka wadooyinka Magaalada Kismaayo.

Kulankan oo laga soo saaray Awaamiir ku socoto bulshada magaalada kismaayo islamarkana la xariirta Nadaafada ayaa waxaa ka qeeybagalay gudoomiyaasha xaafadaha magaalada kismaayo ee Gobalka Jubbada hoose.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.