Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dallada Warbaahinta Gobalka Galmudug ee Galja oo kaashaneeysa Hay’addaha UNSOM iyo UNICEF ayaa Magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay Tababar kor loogu qaadayo aqoonta Saxafiyiinta ka howlgala Degmadaasi.
Daahfurka tababarkaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay Madax ka socotay Dallada warbaahinta Galja , Xildhibaano, Wasiiro , Madaxda Warbaahinada iyo Saxafiyiinta loo qabtay Tababarka.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.