Xarunta caafimaadka deegaanka Beer ee gobolka Togdheer oo xariga laga jaray.

0
92

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaarada Horumarinta Caafimaadka maamulka Somaliland Mudane Xasan Maxamed Cali ayaa Xariga ka jaray xarun Caafimaad oo laga Hirgaliyey Deegaanka Beer ee gobolka Togdheer.

Munaasabada xariga jarka waxaa ka qayb galay maamulka Deegaanka Beer dhaqaatiir masuuliyiin ka tirsan wasaaradda Caafimaadka maamulka Somaliland iyo marti-sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiya Maxamed Maxamuud.