Golaha shacabka oo ansixiyay xeerka shaqaalaha Soomaaliyeed.

0
83

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ansixiyay Hindise Sharciyeedka xeerka Shaqaalaha Soomaaliyeed.

Kulanka oo ay ka sooqeeybgaleen inta badan Xildhibaanada ayaa loo qaaday codeen gacan taag ah waxaan ogolaatay 138-Xildhibaan,afar xildhibaan ayaa diiday hal xildhibaanna waa uu ka aamusay.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.