Kulan looga hadlaayay arimaha maxaabiista oo lagu qabtay Garoowe.

0
81

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa lagu qabtay kulan loogu qareemayey maxaabista iyo sidii taaageero iyo wax uqabasho loogu sameenlahaa.

Waxaa ka qeyngalay madaxda ciidanka Asluubka Puntland madax kasoctay wasaarada cadaalada iyo ganacsato.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.