Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Galkacyo ayaa lagu qabtay kulan lagu ansixinayay Qorshaha isku tashiga iyo Horumarinta Degmadaasi.
Kulankaan uu soo qaban qaabisay Dowlada Hoose Degmada Galkacyo ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka Degmada , Ganacsato, Cuqaal , Dhallinyaro iyo Haween.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.