Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha degmada gerijir ee gobolka Hiiraan ayaa amar kasoo saaray jarista dhirta .
Hadalkan ayuu gudoomiyaha ka sheegay kulan uu laqaatay dadka deegaanka Qabooleey ee hoosta degamada.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.