Culimada Kismaayo oo ku baaqay in laga qayb qaato dhsimaha masjidka Al Raxma.

0
235

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Qaar kamid ah Culimada gacanta kuhaayo dhismaha masjidka Raxma oo kuyaalo magaalada Kismaayo ee Gobalka jubbada hoose ayaa ugu baaqay bulshada Soomaalyeed in laga qayb qaato dhismaha Masjidu Raxma.

Dhismaha masjidkaan ayaa waxaa hore u bilaabay dadka muxsiniin ah iyo qaarkamid Culumada Magaalada Kismaayo.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamed.