Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Hay,ada Maareeynta Soomaaliya Maxamuud Macalin oo kusugan magaalada Jowhar ayaa sheegay in ka hay,ad ahaan ay kashaqeyn doonaan sidii magaalada Jowhar ay uheli laheyd Gawaarida dabdamiska iyo Anbalaasyo looga qeeyb qaato xaaladaha degedegah.
Waxa uu uu sheegay in nasiib daro tahay in magaalada aysan laheyn dabdabisyo kufilan oo looga jawaabo xaaladaha deg dega ah.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.