Ceelbiyood laga hirgeliyay degmada Afgooye ee gobolka shabeellaha hoose oo xariga laga jaray

0
94

Baladweyne (Radio Beerlula)- Maamulka degmada Afgooye ayaa xariga jaray dactir lagu sameeyay Ceel-biyood laga hirgaliyay Xerada Agoonta ee degmada.

Madasha xarig Jarka ceelka xarunt agoonta degmada afgooye waxaa goobjoog ahaa maamulka degmada, madax ka socotay Hay’adaha UNICEF , FOA iyo boqolaal shacab ah.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan.