Mashariic horumarineed oo laga hirgeliyay degmada Odweyne oo xariga laga jaray.

0
97

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xariga ka jaray mashariic hormarineed oo laga Hirgiliyay magaalada Odweyne ee Gobalka Daad-mareedh.

Mashariicda oo Madaxweynaha xariga ka jaray ayaa waxaa ka mid dhismaha xarunta Dowladda Hoose ee magaalada Odweyne iyo ceel-Biyood laga Hirgiliyay magaaladaasi.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.