Goobo ganacsi oo lagu caawinayo agoomaha magaalada Hargeysa oo la dhagax dhigay.

0
49

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiir ku xigeenka Wasaarada waxbarashada iyo sayniska maamulka Somaliland Maxamuud Yuusuf Cilmi ayaa magaalada Hargeysa ka dhagax dhigay goobo ganacsi oo kharashka ka soo xarooda lagu caawin doono xarunta Agoomaha.

Munaasabada dhagax dhiga waxaa ka qayb galay maamulka xaruunta agoomha , masuuliyiin katirsan wasaaradda Waxbarashada maamulka Somaliland iyo marti-sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya  Sacdiyo Maxamed Maxamuud.