Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa lagu qabtay munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay islamarkana ay ku qalin jabinayeen ardey dhameysay fasalka 12-aad ee iskuulka SYL.
Munaasabaddan ayaa waxaa ka qeyb galay maamulka iskuulka, bahda waxbarashadda, waalidiin, ardeyda qalin jabisay iyo marti Sharaf kale.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.