Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ee Maamulka Soomaaliland ayaa lagu qabtay munaasabad lagu daah-furayay maal gelin loo sameenaayo dhalinyarada ku nool maamulka Soomaaliland.
Munaasabadda oo soo agaasimay sanduuqa Hormarinta dhalinyarada Soomaaliland ayaa waxaa ka qeeybagalay hogaanka dhalinyarada magaalada Hargeysa iyo xubno ka socday wasaaradaha maamulka Soomaaliland.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.