Shirka hagista maamulka Hirshabeelle oo lagu soo gaba gabeyay Jowhar.

0
71

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa magaalada Jowhar kusoo xiray Shirka Hagista Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.

Shirka oo muda sadax maalin ka socday magaalada Jowhar ayaa looga hadlayay waxyaabaha u Qabsoomay maamulka iyo qorshaha waxyaabaha ku hor gudban waxaana ka qeeybagalay Wasiiro iyo agaasimiyaal ka tirsan maamulka Hirshabeelle

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.