Shir looga hadlayay xogta caafimaadka iyo qiimeeyntiisa oo lagu qabtay Muqdisho.

0
80

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada muqdisho ee caasimada dalkeena Soomaaliya ayaa laga daahfuray Shirka Saddex bilood laha ah kaasi oo looga hadalayay Xogta Caafimaadka , kormeerka iyo Qiimeynta ee Gobolka Banaadir.

Shirkaan oo socon doono muddo labo maalmood ah ayaa waxaa kasoo qaybgalay furitaankiisa agaasimaha guud ee caafimaadka gobalka Banaadir, Madaxda mashruuca Damal Caafimaad iyo mas’uuliyiin kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.