Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Oodweyne ee Gobalka Daad-madheedh ayaa lagu qabtay munaasabad xariga looga jarayay suuqa hilibka magaaladaasi kaasi oo dib u dayac tir ku sameeysay dowlada hoose ee Magaalada.
Munaasabada xariga looga jarayay suuqa hilibka ayaa waxaa ka qeeyb galay maamulka Gobalka Daad-madheedh,Maamullka Magaalada Odweyne iyo Bulshada ku nool magaladaasi.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.