Agab caafimaad oo lagu wareejiyay isbitaalka guud ee gobalka Bay.

0
27

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baydhabo ayaa lagu qabtay munaasabad agab caafimaad iyo dawooyin lagu wareejinayey Cusbitaalka guud ee Gobalka Bay taasi oo ka timid Hay’adda ACF islamarkaana qeyb ka ah Mashruuca Damal Caafimaad.

Munaasabadda lagu wareejinayay Agabkaan cafimaad ayaa waxaa goob joog ahaa Wasiiro ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed,Xubno ka socday Hay’adda ACf iyo maamulka Cusbitaalka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.