In ka badan 40 arday oo baratay cilmiga Computer oo munaasabad loogu qabtay Baladweyne.

0
64

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalij jabinayeen 40 arday oo baratay cilmiga maadada kombiyuuterka Islmarkaana ka aflaxday Machadka Modern.

Munaasabada lagu sagootinayay ardayda ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka Machadka, Waalidiin , Macallimiin , Dhallinyaro, iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.