Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaradda Waxbarashada XFS Faarax Sheekh Cabduqaadir ayaa sheegay in Seddex kun oo gabdho ah la siinayo tababaro macalinimo iyo caafimaad.
Gabdhaha la siin doono tababarkan ayow wasiirka ku sheegay in ay yahiin kuwa ka soo gudbay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga sare ee dalka.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.