In ka badan 15 haween ah oo qalabka dawaarka lagu guddoonsiyay Burco.

0
93

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Amoud Foundation ayaa magaalada Burco ee Gobalka Togdheer ku qabtay munaasabad ay ku qalinjibinayeen in kabadan 15 Haween ah kuwaasi oo bartay xirfda gacanta gaar ahaan Tolista dharka islamarkaana lagu gudoonsiinaayay qalabka Harqaanka si ay ugu shaqeeystaan.

Munaasabada lagu gudoonsiinayay qalbka Harqaanka Haweenka ayaa waxaa ka qayb galay masuuliyiin ka socday Hay’adda Amoud Foundation maamulka gobalka togdher bahada Waxbarashada iy o marti sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.