Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hormarinta Cafimaadka Maamulka Soomaliland dhaqtar Maxamed Cabdi Xeergeeye ayaa magaalada Hargeeysa ka daah-furay tababar loo qabtay tababarayaasha shaqalaaha ka shaqeeya talalka kuwaasi oo ka kala yimid gobalada maamulkaasi.
Daah-furka tababarka ayaa waxaa ka qeeyb galay Wasiiro,Agaasimiyaal,Madax ka socotay Hay’addaha maamulka soomaliland ka tageero arrimaha Caafimaadka iyo xubanaha loo qabtay tababarka.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.