Sheybaarka dhexe ee Xoolaha iyo qeybta Shahaado bixinta Soomaliya oo xariga laga jaray.

0
61

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Xanaanada Xoolaha  Dhirta iyo Daaqa XFS Xasan Xuseen Maxamed ayaa xariga ka jaray  Sheybaarka dhexe ee Xoolaha iyo qeybta Shahaado bixinta.

Munsabada Xarig jarka sheybaarka xoolaha ayaa waxaa ka qeyb galay masuulin ka socoto Wasaaraddaha doowlada ,  Xildhibaano iyo marti sharaf kale duwan.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.