Taliska Booliska Baladweyne oo wada qorshe ka dhan ah tuugada dhaca u geysata bulshada.

0
103

Baladweyne (Radio Beerlula)- Taliye ku xigeenka saldhiga Boliska maagalada Baladweyne ahna madaxa baarista gobolka Hiiraan Ahmed Cali oo u waramay Radio Beerlula ayaa sheegay ineey wadaan dadaallo looga hortagayo falalka lidka ku ah amaanka gaar ahaan dhaca taleefanada loo geeysto bulshada magaalada.

Kooxaha tuugada ayaa inta badan bulshada ka dhaca taleefoonnada iyo agabyada kale ee ay watan xiliyadda ay ku sii jeedan guryahooda.

Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.