Dhismaha xarunta wasaaradda deegaanka Somaliland oo laga dhagax dhigay Hargeysa.

0
58

Baladweyne ( Radio Beerlula)-Wasiirka wasaarada deegaanka iyo Isbadelka Cimiladda Soomaliland ayaa magaalada Hargeysa ka dhagax dhigay dhismaha xarunta wasaraada deegaanka.

Munaasabada lagu dhagaxdhigay waxaa goobjoog ahaa wasiiro ka tirsan Soomaliland madax ka tirsan kuwa Banka Aduunka, maamulka degmada Hargeysa, iyo qaar kamid ah xildhibaanada golaha deegaanka gobolka Maroodi Jeex.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan.