Dhismaha wada laami ah oo laga dhagax dhigay magaalada Ceerigaabo.

0
104

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha Maamulka Soomaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa magaalada Ceerigaabo ee Gobalka Sanaag ka dhagax dhigay Dhisamaha wada laami ah oo 16 kiilo mitir ah islamarkaana isku xerto Magaalada Ceerigaabo iyo Karin-Daalo.

Munaasabada dhagax dhiga wadadaan ayaa madaxweynaha waxaa ku Wehlinayay wasiiro ka tirsan maamulka Soomaliland,Xubno ka soday Maamulka Gobalka Sanaag iyo Kan Degmada Ceerigaabo.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.