Baahi dhanka caafimaadka, waxbarashadda iyo biyaha oo ka jirta deegaanka Balada Nuur ee duleedka Baladweyne.

0
61

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Deegaanka Balada Nuur oo qiyaastii lix KM dhanka galbeedka kaga beegan magaalada Baladweyne ayaan laheyn goobo waxbarasho, caafimaad iyo ceelal biyaha laga cabo.

Dadka degan deegaankan ayaa u badan xoolo dhaqto iyo beeraley kuwaasoo dhibaato badan kala kulmay isbadalka cimilada sida fatahadaha iyo abaaraha.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaney.