Kulan ku saabsan dhismaha guddiga nabadda Galmudug oo lagu qabtay Dhuusamareeb.

0
80

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaah gudaha Galmudug Axmed Cismaan Aadan Qooje ayaa magaalada dhuusamareeb ka daah furay kulan ku sabsan dhismaha gudiga nabada ee heer dowlad goboleed ee Galmudug.

Kulankan ayaa diirada lagu saaraya qaab dhismeedka guddiga iyo howlaha uu qaban doono si door muuqda uu uga qaato nabadeynta deegannada Galmudug, waxana kulan ka qeyb galaya waxgarad, aqoonyahanno, culumaaudiin, dhalinyaro iyo haween.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Cabdi Saney.