In ka badan 1400 oo macalin oo maanta u fadhistay imtixaanka macalimiinta cusub ee Baladweyne.

0
43

Baladweyne ( Radio Beerlula )-In ka badan 1400 oo macalin oo ku nool gobolka Hiiraan ayaa maanta u fadhistay imtixaanka macalimiinta cusub ee ay qaadaneyso wasaaradda waxbarashadda hiddaha iyo taclinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya.

Guddoomiyaha waxbarashadda gobolka Hiiraan Cabdifataax Dhaqane Cumar iyo xubno ka tirsan wasaaradda waxbarashadda Soomaliya ayaa Magaalada Baladweyne ka daah furay imtixaankan.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Saneey