Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maagalada jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa lagu qabtay kulan ku saabsan nabadda oo loo qabtay bulshada Magaalada
Kulanka ayaa waxaa ka qeybgalay Odayaasha dhaqanka, madax ka tirsan maamulka Hirshabelle ururada bulshada iyo marti sharaf kale
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.