Hoos u dhac ku yimid qiimaha saliid macasarada suuqyada Baladweyne

0
133

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Waxaa hoose udhac laga dareemayaa qiimaha la iibiyo Saliid macsarada suuqyada magaalada Baladweyne kadib markii beeraha gobalka ay soo go’een sisin badan.

Liiltirka saliid macsarada ayaa hadda marayo qiimo dhan 2.5dollar halka markii hore uu mari jiray 4.5.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.