Kenya oo sheegtay inaanay miisaaniyad u haynin qaybo ka mida macalimiinta dalkaasi

0
45

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda maaliyadda iyo qorsheynta dhaqaalaha ee Kenya ayaa sheegtay in dawladdu aanay haynin miisaaniyad ay si joogto ah ugu howlgelin karto macalimiinta wax ka dhiga fasallada hoose ee dugsiyada sare ee loo yaqaano JSS, iyadoo macalimiinta wadankaasina ay hore ugu dhawaaqeen in shaqo joojin ay sameynayaan.

Wasaarada maaliyada dalka kenya ayaa sheegtay in ay isbixineyn dhaqaalaha loogu talagalay macalimiinta kenya oo aad ubadan

Hadalka wasaarada ayaa kusoo aadaya xili macalimiinta kenya ay ku dhawaaqeen shaqo joojin ku aadan mishear la,aan baahsan.