Baladweyne ( Radio Beerlula )-In ka badan 160 ardey oo dhameysatay kuliyaddaha kalkaalisanimada, caafimaadka dadweynaha sheybaarka Maareynta Ganacsiga Cilmiga Compterka iyo Shareecada ee jamaacadda Plasma faraceeda Magaalada Baladweyne ayaa maanta bilaabay inay difaacdan buugaagta qalin jabintooda.
Madasha ay buugaagtooda qalinjabinta ku difaacanaayeen ardayda waxaa ku suganaa gudi wax ka ogaanayay habka ay ardayda wax usoo diyaariyeen maadama mudo afar sano ah ay wax soo baranaayeen.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.