Dood cilmiyeed ku saabsan iibka Canshuuraha oo lagu qabtay Muqdisho

0
101

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ayaa lagu qabtay dood cilmiyeed ku saabsan iibka canshuuraha.

Waxaa ka qeeybgalay dooda Wasiirro iyo Xildhibaanno katirsan doowlada Soomaliya ganacsato iyo quburo ku xeeldheer arimaha iibka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.