Xarun caafimaad oo laga hirgeliyay magaalada Hargeysa oo xariga laga jaray.

0
60

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka Soomaliland Maxamed Cabdi Xergeeye ayaa xariga kajaray xarunta caafimaadka Al-ixsaan oo laga hirgeliyay Hargeysa.

Masuuliyiin xildhibaano golaha deegaanka Hargeysa ah iyo boqolaal shacabka xaafada Ibraahin Goodbuur ayaa goobjoog ka ahaa munaasabada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.