Tababar ku Saabsan isbadalka Cimilada oo lagu qabtay Baydhabo.

0
74

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaarada Deegaanka Iyo Isbedlka Cimilada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo Kaashaneysa Hey’Ada Islamic Relif ayaa Magaalada Baydhabo Ugu Qabatey Tababar Ku Saabsan Isbedelka Cimilada Kaasi Oo loo qabtey 50 Qof Oo Ka Kala Socda Wasaaradaha ,Ardeyda , Jaamacadaha Iyo Qeybaha Klae Ururada Bulshada magaaladaasi.

Tababarkaan Oo Socon doono muddo labo maalmood ah ayaa Waxaa furitaankiisa Kaso qeybgaley, Madax Kasocdata Hey’Da Islamic Relif , Agaasimaha Guud Ee Waasarada Mudane Adan Abdulahi Isaaq (Sinya)Iyo Wasiirka Wasaarada Deeganka Iyo Isbedlka Cimiladada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.