Baladweyne ( Radio Beerlula )-Haayada Alraxma ayaa Ceelbiyood Ka hirgalisay Degmada Madheera Ee Gobolka Saaxil si ay u isticmaalaan dadka iyo duunyada.
Munaasabada lagu hergalinaaya Ceelbiyood waxaa ka qayb galy masuuliyiin ka socday Hay’adda Al raxma iyo dadka Degmada mandheera.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.