Barakacayaasha deegaanka Luglow ee Jubada Hoose oo lagu wareejiyay dhul beereed.

0
72

Baladweyne ( Radio Beerlula )- Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Maamulka Jubbaland ayaa Barakacayaasha ku nool degaanka Luglow ee Duleedka Magaalada Kismaayo ku wareejisay Dhul beerad dhan 100 Hector oo looga talagay inaay beertaan Dadkaasi.

Dhul beereedkaan oo aay diyaarisay wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Maamulka Jubbaland oo Garab ka heleeyso Hay’adda GIZ ayaa munaasabada lagu wareejiniyay waxaa goob joog ah masuuliin ka tirsan Dowlad Gobaleedka Jubbaland,Xubno ka socday Hay’adda GIZ iyo dadka Barakacaayasha ah lagu wareejinayay dhulkaan.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdimajiid Aweeys Isaaq.