Shirka hal-abuurayaasha dhalinyarada Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho

0
55

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Jaamacadda Jamhuuriya ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay Shirka hal-abuurayaasha Dhalinyarada soomaliyeed kaaso oo lagu soo bandhigay in ka badan 150 dhaliyaro oo la baray Xirfada kala duwan.

Shirka ayaa waxaa ka qeeybagalay Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,Maamulka Jaamacadda,Bahda waxbarashada iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.