Kulan looga hadlayay mashaariicda Deg Dega ah oo lagu qabtay magaalada Baydhabo.

0
100

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdinaasir Cabdi Caruush ayaa shir Gudoomiyay kulan looga hadlayay Mashaariicda Deg Dega ah oo lagu qabtay magaalada Baydhabo ee Gobalka Baay.

Kulankan ayaa waxaa ka qeeybagalay madax ka socotay Hay’addaha ka shaqeeya Mashaariicda Deg Dega ah iyo xubno ka socday wasaaradaha Cafimaadka iyo Biyaha ee maamulka Koonfur Galbeed.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.