Qoysas ku nool degmada dhoobleey oo ka cabanaaya xaalado nolol xumo.

0
24

Baladweyne (Radio Beerlula)-Qoysaskaan oo ku nool kaamamka Magaalada Dhoobley ayaa degan guryo ka sameysan kartooman iyo baco la isku geeyay kuwaasoo aan celin Karin dhibicda roobka, qaboowga habeenkii iyo kuleylka maalintii ayaa codsaday in lala soo gaaro baco ay ka galan dhibicda roobka.

Barkacyaasha ayaa inta badan saameen kala kulmo xilliyada roobabka kuwaasoo aan awoodin in ay dhistaan guryo ay ka galaaan dhibida roobka.

Warkan waxaa inoo haaya Xaawo Aadan Xuseen.