Olole nadaafadeed oo laga sameeyay xaafadda October ee magaalada Buula-Burde.

0
31

Baladweyne (Radio Beerlula)-Maamulka degamada Degamada Buulaburte ee gobolka Hiiraan oo gacan ka helaya shacabka xaafada Ogtoobar ayaa sameeyay olole Nadaadafadeed .

Ujeedka ololahan ayaa ahaa mid lagu soo celinyaya bilcda degmada.

Warkan waxaa inoo haaya Cumar Yuusuf Aadan