Dib u dayactir lagu sameeyay kanaalo lagu waraabiyo beeraha oo ku yaalla magaalada Jowhar.

0
67

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Beeraha iyo waraabka maamulka Hirshabeelle oo ka shaneeyso Hay’adda Cuntada iyo Beeraha ee FAO ayaa dib u dayac tir ku sameeysay sadeed kanaaal oo lagu talagalay waraabka Beeraha magaalada Jowhar.

Kanalada dib u dayac tirka iyo dhismayaasha cusub lagu sameeyay ayaa waxaa kamid ah galidheere,kafaaji iyo badaay kuwaasi oo ku yaalo tulooyinka hoos taka magaalada Jowhar.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.